RW Rooble oo xariga ka jaray Dugsiga agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan loo dhisay qaab casri ah. Agoonta ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ay ka dhinteen askartii naftooda u huray qaranka, ayaa horey wax ugu baran jirey dhisme ka sameysan … Continue reading RW Rooble oo xariga ka jaray Dugsiga agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (Sawirro)